spot_img

Xisbiga Madaxwaynihii hore Xassan Shiikh Oo Hambalyo udiray Axmed Madoobe

Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD”  oo Guddoomiye ka yahay Madaxwaynihii hore Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo  iyo bogaadin udiray Madaxwaynaha dib loo doortay Jubbland Axmed Maxamed Islmaam(Axmed Madoobe.

 

Halkaan ka aqriso Warsaxafeedka Xisbiga.

Related Post

Wararka