War Deg Deg:-Qarax Xoogan oo Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaliya.

Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay  wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho

Qaraxa Kadib ayaa la maqlay rasaas fara badan oo ay rideen Ciidamada Dowladda Soomaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here