QM oo Xafiis Ka Furanaysa Magaalada Dhuusamareeb

0

rgeyga gaarka ah ee QM u qaabbilsan Soomaaliya Micheal Keating, oo xafladda midowga Galmudug iyo Ahlusuna ee lagu qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay inay soo dhaweynayan heshiiska dhaxal galka ah.

Mr:Keating ayaa sheegay inay Magaalada Dhuusamareeb ka hirgelin doonaan Xafiiska Qaramada Midoobay, si ay u fududaato wada shaqayn ay la yeeshaan Galmudug is raacday.

Wakiilka QM Soomaaliya ayaa sidoo kale ballan qaaday inay si weyn u garab istaagi doonaan dowlad goboleedka Galmudug, iyagoo ka qayb qaadan doona dib u dhiska maamulkaasi waxii ay awoodaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here