Xildhibaanadii sheegay in ay xilka ka qaadeen madaxweynha maamulka Galmudug Axmed Ducaale geelle (xaaf) ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan qodobada ay u cuskadeen xil ka qaadistii iyo xildhibaanada labada aqal ee dhawaan gaaray magaaladda cadaado ee Gobolka Galgaduud.



