Kulankii Maanta ee Barlamaanka Soomaliya oo La Baajiyay

0

Gudoonka Golaha Shacabka ayaa ku wergeliyay xildhibaanada baarlamanka Federaalka Soomaliya  in uu baaqday kulankii maanta ay ku yeelan lahaayeen xarunta golaha shacabka ee Magaaladda muqdisho.

Kulanka ayaa loo baajiyay arimmo deg deg ah oo soo kordhay aawgeed,walina lama shaacin sababta dhabta ee ka danbeysa baaqashada kulanka.

Gudoonka golaha shacabka  Baarlamanka Federaalka Soomaliya Inta uusan baaqan kulankaan ayuu ku wargaliyay  xildhibaanada laba ajando oo ay kawada doodi doonaan,labadaas ajande oo kala ah:

1.Warbixinta Heshiiska isdhaafsiga Maxaabiista xukuman ee Soomaaliya iyo Hindiya

2.Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Maamulka Maaliyadda(PFM).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here