Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo xaley Gurigiisa la weeraray

0

Waxaa kooxo hubeysan habeenki xlaey ahaa ay qaraxyo ku weerareen Guri Muqdisho uu ka degen yahay xildhibaan Macalin Cali Aadan Cadoow

Guriga qaraxyada lagu weeraray oo ku yaalla Xaafada Taleex ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaan la ogeyn ilaa haatan qasaarha ka dhashay.

Qaraxyada oo labo ah ayaa la sheegay in lagu tuuray hoyga xildhibaanka ragi falkaas geystayna ay goobta ka baxsadeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here