Wasiirada Arimaha Dibeda IGAD Oo Maanta Kulmaya

0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ku kulmaya Wasiirada arimaha dibeda IGAD iyadoona kulankaan diirada lagu saaridoono arimo badan.

Soomaaliya waxaa kaga qeybgelaya siihaya xilka wasiirka Arimaha dibadda soomaaliya C/salaam Hadliye cumar.

Shirkaan ayaa diirada lagu saarayaa arimaha amniga wadamada Igad iyo sidoo kale Abaaraha aafeeyay wadamo badan oo Igad ku jira oo soomaaliya ay qeyb ka tahay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here