War Deg Deg ah:- Qarax Gordhow Muqdisho Ka Dhacay

0

Waxaa gordhow qarax xoogan laga maqlay Xaafadda Seeybiyaano ee degmada Hodon waxana ka soo baxaya qaraxa faafaahino kala duwan.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dahcay gudri ku yaala Xaafadda Seeybiyaano sida dad goobjoogayaal xaqiijiyeen qarxa ayaa lagu diyaarinayay guri gudihiisa inkastoo weli aan la heyn xaqiiqada qaraxa.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhex dhacay gaari qarax oo lagu diyaarinayay gudaha guriga waxana sidoo kale dadka deegaanka ay soo sheegayan in gaari qarax lagu xiray uu guriga ku dhex qarxay.

Dhinaca kale wararka waxa ay sheegayaan in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay xaafada gudaheeda.

La Soco faafaahinta iyo Xogta oo dhameystiran

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here