Guddoomiyaha Degmada Baraawe Xuseen Barre (Jeex) ayaa sheegay in degmada baraawe saakay ay dhex yalaan Meydadka 4 Nin uu ku sheegay in ay kamid ah yihiin Al-shabaabki xaley weerarka ku soo qaaday degmada baraawe.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in al-shabaab ay waqti kooban ay qabsadeenx eebta degmada xili uu tilmaamay in si weyn isku soo abaabuuleen ujeedkoodana ahaa qabsashada degmada baraawe.
Gudoomiye jeex ayaa sheegay 8 kamid ah dadka shacabka magaalada ay dhaawacyo ka soo gaareen dagaalki xaley ka dhacay degmada baraawe.
HALKAN KA DHAEGYSO CODKA

