Xildhibaanad luul Cabdi Aadan oo kamid ah xildhibaanad a Baarlamaanka soomaaliya ayaa ku eedeysay Ra’isul wasaare kheyre in uu cadaalad daro uu sameeyey islamarkaana looga baahan yahay in uu qalad uu galay ka soo laabto.
Xildhibaanada oo wareysay siisay Idaacadda Simba ayaa sheegtay in arintaan ay keeni karto siqab qabsi xoogan sidoo kalena Wasiirada cusub ay suura gal tahay in aqbalkooda ay diidaan.
Ugu danbeyn xildhibaanad Luul waxa ay u jeedisay ra’isul wasaaraha baaq ku aadan in arintaan hadda in uu wax ka badelo inta uusan imaan khilaaf dowladda cuuriyaamiya.
HALKAN KA DHAGEYSO CODKA

