Faah-faahin:-Qarax Miino oo Ka Dhacay Magaalada Beledweyne

0

Wararka ka imaanaya Magaalada beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in qaraxa miino oo qasaaro geystay uu ka dhacay halkaas.

Qaraxa ayaa ka dhacay xaaLaanta Buundo Labaad ee Xafada Kooshin Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan,waxa la xaqiijiyay in qaraxa goobta lagu aasay islamarkaana la qarxiyay xili ay marayeen kolonyo ka tirsan Ciidamada jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Qaraxa ayaa ahaa mid xooggan oo inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here