Waxaa weli buuq badan uu ka jira xarunta golaha shacabka iyadoona Mushaxriinta laga guuleystay ay ku doodayaan in wax isdaba marin badan ay jirto sidoo kalena la buuqay iyadoo aan natiijada lagu dhawaaqin.
Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari : 141 cod
Cabdirashiid Maxamed Xidig : 97 cod
Cabdifataax Ibraahim Geesey : 17 cod
Idiris Cabdi : 2 cod
Waxaa guud ahaan codeysay ( 259) Xildhibaan, waxaa xumaaday 2 cod.

