Lionel Messi oo Noqday Boqorka Ugu Gool Dhalinta Badan Shan Horyaal ee Qaarada Yurub 2016-ka

0

Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo Xulka dalka Argentine Lionel Messi ayaa noqday Laacibka kowaad ee ugu goolashada badan  dhamaan shanta Horyaal, isagoo ku garacaacay laacibka ay xifaaltamaan ee Real Madrid ka tirsan ee Criastiano Ronaldo.

Luis Suarez ayaa soo tiigsaday booska labaad kadib markii u dhaliyay 48-gool, 49-kulan oo uu u saftay Barcelona, halka Ronaldo uu soo galay booska sadexaad wuxuuna dhaliyay 42-gool, 44-kulan oo uu saftay.

Zlatan Ibrahimovic ayaa booska afaraad soo galay kaas oo 39-gool dhaliyay 42-kulan oo uu saftay balse wuxuu heystaa fursad laba kulan ah oo uu ku dheereysan karo akoonkiisa goolasha sanadkaan wuxuuna ciyaari donaa maalmaha soo socda.

Liiska Oo Dhameystiran Halkaan Hoose ka Akhriso

  1. Lionel Messi (Barcelona)

51-gool – 51-kulan

  1. Luis Suarez (Barcelona)

48-gool – 49-kulan

  1. Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

42-gool – 44-kulan

  1. Zlatan Ibrahimovic (PSG/Man United)

39-gool – 42-kulan

  1. Edinson Cavani (Paris Saint Germain)

34-gool – 43-kulan

  1. Robert Lewandowski (Bayern Munich)

34-gool – 45-kulan

  1. Gonzalo Higuain (Juventus)

33-gool – 42-kulan

  1. Kun Aguero (Manchester City)

31-gool – 41-kulan

  1. Pierre-Emerick Aubameyang (B. Dortmund)

31-gool – 41-kulan

  1. Alexandre Lacazette (Olympique Lyon)

29-gool – 37-kulan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here