David Moyes oo Ka Hadlay Xidigo oo Ku Dhawaaday in uu Lasoo Wareego Waayihiisa Machester united

0

Macalinkii Hore ee Manchester united David Moyes ayaa sharaxay sida uu ugu dhawaaday inuu lasoo saxiixdo xidigaha Cristiano Ronaldo, Gareth Bale iyo Toni Kroos.

Macalinka haatan ee Sunderland ayaa badal u noqday tababarahii hawlgabay ee Sir Alex Ferguson, balse 10-bilood kadib waqtigiisii Old Trafford waa la ceyriyay bishii April 2014.

Balse ninka reer Scotland ee haatan hogaamiya kooxda Sunderland ee isla horyaalka ingiriiska  ayaa sharaxay inuusan dhib badan mari laheen hadii uu dhameystiri lahaa saxiixyada uu ku fakaray waqtigaas ee kala ahaa Cristiano Ronaldo, Gareth Bale iyo Toni Kroos, oo haatan kawada tirsan naadiga Real Madrid ee Horyaalka Spain.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here