Wararka Akhriso:-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay By Radio Simba - Kasım 19, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ibraahin IIdle Saleebaan oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka warqad uu soo saaray ayuu shaqo joojin ugu sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Xaashi Cilmi Nuur.