Dhageyso:- Shir-weyne Logu Magac Daray Tallo Qaran Oo Muqdisho Ka Furmayo

0

Madaxweynaha dowlada soomaaliyaa xasan shiikh maxamuud ayaa sheegay in dhawaan magaalada muqdisho uu ka furmi doono shir logu magac daray Tallo Qaran.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay shirkaan uu yahay mid  lagu qaabeeynayo tallooyinka Soomaaliyeed ee dalka iyo debadba laga soo ururiyey ee noqonaya howalaha dowladda cusub ee 2016 2020 laga sugayo ee ay dadka Soomaaliyeed ku tallo bixiyeen.

Madaxweynaha waxa uu sheegay in shirkaan soomaalida uu muhim u yahay islamarkaana sida ugu dhaqsiyaha badan uu kaga dhacayo magalada muqdisho ee caasimada soomaaliya.

Shirka ayaa madaxweynaha waxa uu sheegay in lagu gorfeyndoono sida loola jaan qaadi karo dowlada cusub ee dhawaan la filayo in dalka uu yeesho.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here