Akhriso:- Galmudug oo Hadal Kulul Kasoo Saartay Mid kamid ahaa Ergooyinka oo Lagu Dilay Cadaado

0

Maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray dilkii maanta Degmada Cadaado loogu geystay mid kamid ahaa Ergooyinkii soo dooranayay xubnaha aqalka Hoose ee baarlamaanka Federaalka Soomaliya ee ka imaanaya deeganada Galmudug.

Warsaxaafadee-dhacdadii-maanta-Cadaado-kadhacday-

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here