Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG ee Maamulka Galmudug waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay Wajiga 3-aad ee doorashada xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ee ku matalaya deegaanada Maamulkaas.
Magacyada Xildhibandii maanta ku guuleystay Doorashadii ka dhacday Magaalada Cadaado halkan hoose ka Akhriso:-
1-Mustaf Shiikh Cali dhuxulow
2-Xuseen Qaasim Yuusf
3-Xirsi Aadan Rooble
4-Maxamed C/lle Faarax(geeseey)
5-Xasan Macalin Maxamuud
6-Bootaan Ciise Caalin
7-Saadaq Cabdikariin Xaaji Ibraahin

