Xildhibaan Cumar (Cumar Finish) oo Dowlada  ku Dhaliilay in ay ka Gaabisaday u Diyaar Garowga Doorashada

0

Xildhibaan Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) oo kamid xildhibaanada Baarlamanka federaalka Soomaliya ayaa dowlada soomaliya ku dhaliilay in ay ka gabisaday u diyaar garowga Doorashada soomaliya ka dhacaysa sanadkaan 2016-ka.

Wuxuu sheegay XIldhibaan Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) inay jirto gaabis badan oo ka yimid dhanka Dowladda Federalka Somaliya, islamarkaana arintaasi masuliyadeeda Dowladda ay leedahay.

“Runtii markaan fiirinno sida ay hadda wax u socdaan ee gaabiska ah, iyo watqigii oo hoosta naga soo galay ilama ahan aragti ahaan in hadda doorasho laga gaarsiin karo August iyo September laakiin kama hordhaceyno ee waxaan ka war sugeynaa guddiga loo xilsaaray doorashada ayuu yiri”, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish).

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here