War Deg Deg:- Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema oo Ciyaara kulanka Manchester City

0

War kasoo baxay goordhaweyd naadiga Real Madrid ayaa lagu sheegay in xidigaha Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ay  ciyaari doonaan kulanka Real Madrid ay ka hortagayso habeen dambe kooxda Manchester City.

“iyaga 100% way caafimaad qabaan ayuu wariyaasha u sheegay macalin Zinedine Zidane. Meel walba waa laga tijaabiyay way caafimaad qabaan, wayna dheeli doonaan,.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here