Diego Forlan :-Manchester United Waxa ay u baahan Tahay Macalin Jose Morinho

0

Weeraryahankii Hore ee kooxda Manchester United Diego Forlan ayaa sheegay in naadiga Manchester United ay u baahan tahay macalin Jose Morinho aysan xiligaan u baahneen xidigii hore ee Ryan Giggs.

Kooxda Manchester United ayaa  xili ciyaareedkaan wali ku jirto waayo xun iyadoo ay macquul tahay in ay ka harto tartanka loogu jiro usoo bixitaanka Champions League madaama ay kaalinta 5-aad ku jirto.

Xidigaan oo horey ugu soo ciyaaray Manchester United ayaa sheegay in United ay xiligaan u baahan tahay macalinkii hore ee kooxaha Porto Chelsea, inter Milan iyo Real Madrid Jose Morinho

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here