Beyer Munich oo Sii Ceshanaysa Xidiga Mario Gotze,

0

Madaxa ugu sareeya kooxda Beyer Munich Karl-Heinz Rummenigge ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in ay kooxda Fasaxayso marku dhamaado xili ciyaareedkaan Xidiga Mario Gotze,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka germany ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay lala xiriirinaayay naadiga Liverpool uu Hogaamiyo macalinkii Hore ee kooxda Borussia Dortmund Jurgen Klopp.

Rummenigge oo la hadlayay Schwabische Zeitung ayaa sheegay in naadiga Beyer Munich ay marwalba soo dhaweenayso in wada-hadal lala furmo dhamaadka xili ciyaareedka dhaliyihii goolka guusha koobkii aduunka Mario Gotze.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here