War Deg Deg: Qarax Xoogan oo goor dhaweyd ka dhacay  agagaarka Guriga Hooyooyinka

0

Wararka haatan Naga soo gaaraya agagaarka guriga hooyooyinka  ee Degmada Xamar-weyne. gaar ahaan Maqaaxida The Vilage ayaa Tilmaamaya in goor dhaweyd uu Halkaas ka dhacay qarax xoogan

Lama Ogo qasaaaha ka dhashtay qaraxa ka dhacay Goobta.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here