Ibrahimovic “ ujeedkayga Waa in aan Taariikh ka Sameeyaa Paris Saint-Germain

0

Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovic  ayaa aaminsan in uu Taariikh cusub uu ka dhigi karo kooxda dalka France ka ciyaarta ee Paris Saint-Germain.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Sweden oo ka dhaqaaqay kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga xili ciyaaredkii 2012-ka ayaa sheegay in noloshii  uu ka dhaadhaaciyay in uu Taariikh ka sameyn karo kooxda Paris Saint-Germain.

Zlatan Ibrahimovic ayaa kooxda Paris Saint-Germain. U dhaliyay 120-gool kadib markii uu kasoo muuqday 150-kulan dhamaan Tarmada oo dhan waana midka Haatan ugu sareeya dhanka Gool dhalinta kooxda,

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here