Macalin Roberto Martinez oo amaanay Xidiga Tom Cleverley

0

Macalinka kooxda Evertoon Roberto Martinez ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska Tom Cleverley kadib markii kooxda Evertoon uu ka caawiyay goolkii guusha kulankii ay xalay ka adkaadeen kooxda Newcastle United,

Macalinka reer Spain oo saaxafada la Hadlay kadib guushii ay ka gaareen kooxda Newcastle United ayuu sheegay in ay qalad weyn gashay koxda Manchester United oo ku aadan in aysan Fursad siinin da’yarka xulka dalka ingiriiska Tom Cleverley.

Tom Cleverley ayaa kooxda Evertoon u dhaliyay goolkii ay xalay kaga adkaadeen Kooxda Newcastle United,   xili uu goolkaas Yimid daqiiqadii 93-aad waana goolkiisa ugu horeeyay ee kooxda Evertoon Tan iyo bishii July,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here