Dowlada wadanka ingiriiska ayaa xabsiga dhigtay Maalintii shalay aheyd muwaadin u dhashtay dalka Kenya oo xaday gaadiid ay lahaayeen dad u dhashtay dalka ingiriiska,
Stephen Ruto oo u dhashtay dalka Kenya oo ku Nool Magaalada Birmingham, ee dalka ingiriiska ayaa la sheegay in uu xaday gadiid lagu qiimeeyay lacag ahaan Sh458, 646 kasoo yaalay Fast Safe Storage oo ku taala deeganka Smethwick,
Mr Ruto oo 48-jir ah ayaa kasoo hor muuqday maxkamada ku taala Magaalada Birmingham, ee dalka ingiriiska baaritaano la sameeyay kadib ayaa lagu ogaaday in ninkaan uu xaday mid kamid ah baabuurta ugu qaalisan dalka imngiriiska.
Arintaan ayaa ku Noqotay Mid cajiib ah dadka ku Nool Magaalada Birmingham, ee dalka ingiriiska.

