Laacibkii Hore ee kooxda arsenal iyo xulka dalka France Robert Pires ayaa aaminsan in macalinka reer Talyaani ee Carlo Ancelotti uu yahay shaqsiga ku haboon shaqada kooxda Chelsea kadib markii laga ceyriyay macalin Jose Mourinho
Kooxda Chelsea ayaa galinkii dambe ee khamiista shaqada kooxda ka ceyrisay macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho kadib markii kooxdii ku guuleysatay horyaalka uu ka tuuray kaalinta 16-aad ee kala sareynta Horyaalka dalka ingiriiska.
Laakin Robert Pires oo arsenal Horey ugu soo ciyaaray ayaa aaminsan in macalinkii kooxda Chelsea kula guuleystay horyaalka dalka ingiriiska xili ciyaareedkii 2009-10 Carlo Ancelotti uu yahay shaqsiga xiligaan ku haboon shaqadaas,


Wììlkà Rêër Àbûkâr Âddë liked this on Facebook.