Isku Hor imaad ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Hoose

0

Isku Hor imaad u dhaxeeyay Ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Juba-land ayaa goor dhaweyd  ka dhacay Gudaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada-Hoose

sida la xaqiijiyay Isku Hor imaadka ayaa yimid kamid markii Ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Juba-land ay weerar ku qaadeen Hoyga Taliyaha Ciidamada Booliska Maamulka Juba-land weerarka ayaa sababay dhimashada 2-askari oo ka Tirsanaa Ilaalada Taliyaha Ciidamada booliska Maamulka Juba-land iyo askari kale.

Wixii kusoo kordha warkaan kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here