Macalinka kooxda Leicester City Claudio Ranieri ayaa sheegay in milkiilaha kooxda chelsea Roman Abramovich uu ahaa qofkii ka ceyriyay shaqada kooxda Chelsea xiligii uu la wareegay sanadkii 2003-dii
Macalinka reer Talyaani ayaa waayo fiican xiligaan ku qaadanaya kooxda Leicester City isagoona kooxda uu caawa booqan doono ee Chelsea ka sareeya dhibco gaaraya 17-dhibcood haduu ka adkaato waxa uu ka sareyn doonaa 20-dhibic.
Isagoona warbaahinta Hadal kooban siiyay macalinka reer Talyaani ee Claudio Ranieri waxa uu sheeegay in uusan si wanaagsan ula dhaqmin milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich


Abdi Quuri liked this on Facebook.