War Deg Deg: Karim Benzema oo laga Ganaaxay u Ciyaarista Xulka dalka France

0

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa laga gaanaaxay in uu u ciyaaro xulkiisa dalka France inta ay ka dhamaanayaan Baaritaano ay ku sameynayaan booliska dalka France oo la xiriira Galmo uu sameeyay laacibka kooxda Lyon Mathieu Valbuena oo la sheegay in Benzema uu ku been abuurtay arintaas.

Dhanka kale Madaxweynaha xiriirka dalka France ee French Football Federation Noel Le Graet ayaa maanta oo khamiis ah saxaafada u sheegay in la ganaaxay xidiga Karim Benzema iyadoona ay macquul ay Tahay in uu xidigaan uu seego ciyaarista koobka Uero 2016 bilaha June iyo July ee sanadka 2016-ka,

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here