Wadanka Shiinaha ayaa la sheegay In Maalin walba suuqyada dalkaas Lagu iibiyo ku dhawaad 10,000 bakayla ah kuwasoo laga soo qabto Guryaha iyo goobaha duurka joogta ee Magaalooyinka dalka Shiinaha.
Warshadaha Lagu iibiyo dalka shiinaha ayaa la sheegay in maalintii Lagu qalo Bakaylayaa gaaraya 10,000 kadib baaritaano la sameeyay oo Lagu ogaaday,
Hay’ada u dooda xeywaanaadka ee loosoo gaabiyo Magacadeeda (HIS) ayaa sheegtay In Gudaha dalka shiinaha Lagu qalo maalin walba bakaylayaal gaaraya 10,000-bakayle taasi oo saameyn ku yeelan karta xaywaanaadka Dunida ku Nool,
Dhawaan ayay aheyd Markii dowlada wadanka Shiinaha Lagu eedeeyay in suuqa dalkeeda Lagu qalo maalin walba bakaylayaal gaaraya 10,000-bakeyle wallow ay arintaas dowlada shiinaha ay beenisay





Simba News liked this on Facebook.