Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa sheegay in ciyaaryahan walba oo u ciyaara kooxda Barcelona uu ogyahay in uu yahay xidiga Lionel Messi midka wanaagsan,
Laacibiinta kala ah Suarez iyo Neymar ayaa wacdaro ka muujiyay kooxda Barcelona intuu dhaawaca ku Maqnaa xidiga heerka caalami ee xulka dalka Argentine ee Lionel Messi
Suarez iyo Neymar ayaa Barcelona u dhaliyay wadar ahaan 35-Goal waana Bandhigooda ugu wanaagsan xili ciyaareedkaan wiilasha heerka caalami ee Latin America,

