Dowlada Gree-ga oo sheegtay in ay ku guuldareysatay Qabashada Abdelhamid Abaaoud  Sanad ka Hor

0

Booliska Dalka Gree-ga ayaa sheegay in ay ku guuldareysteen  sanad ka Hor qabashada Abdelhamid Abaaoud  oo ah Maskaxdii ka dambeysay weerarkii Bilo ka Hor Lagu qaaday magaalada Paris ee dalka France.

War kasoo baxay Madaxda Booliska Magaalada Athens ee dalka Gree-ga ayaa Lagu sheegay in Sanadkii aynu soo dhaafay Bisha markey aheyd Junuary ay ku guul dareysteen ciidamada Booliska Magaaladaas qabashada ninka heysta dhalashada dalka Begium-ka Abdelhamid Abaaoud   oo la aaminsan in uu Yahay maskaxdii ka dambeysay weerarkii Magaalada Paris ee dalka France,

Dhawaan ayay aheyd Markii weeraro  ay sheegteen kooxda Daacish Lagu qaaday magaalada Paris ee dalka France waxaana ku dhintay weerarkaas ku dhawaad 310-qof oo u badnaa dad u dhashtay dalka France,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here