War Deg Deg: Wariye Jaamac Deperaani oo Maanta  Dib u Helay  Xoriyadiisi+ Cadeyn

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa Sheegaya in Maamulka Puntland uu xabsiga kasii daayay Wariye Jaamac Deperaani oo Mudooyinkii dambe ku xirnaa Xabsiga Magaalada Garoowe,

Xiriiro aynu la Sameenay Wariyaasha Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayay noogu Xaqiijiyeen in isla Maanta uu dib Xuriyadiisa u Helay Wariye Jaamac Deperaani oo dhawaan ay Xabsiga dhigeen Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland

Halkaan Hoose ka Akhriso warqad Cadeenaysa

12311031_929460440457541_955038888335969960_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here