Wafdi uu Hogaaminaayo Raisulwasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Paris ee Caasimada Wadanka Faransiiska,
Raisulwasaaraha Soomaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Magaalada Paris ee dalka France kaga Qeyb Gali doona shir loogu Hadlaayo Cimalada oo dhawaan dalkaas Lagu qaban doono,
Dhanka kale Raisulwasaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Madaxtooyada Dalka France kula Kulmi doona Madaxweynaha dalka France François Hollande isagoona kaga Tacsiyadeenaya dadkii Faransiiska ahaa ee dhawaan ku dhintay weerarkii lagu qaaday meelo ku Yaala Magaalada Paris ee dalka France,


Ahmedeeq Mohamed Ali liked this on Facebook.