Dhageyo: Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo Sheegay in ay la Wareegi Doonaan Degmada Baraawe ee Gobolka shabeelaha Hoose

0

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ee  Degmda Baraawe ee Gobolka shabeelaha Hoose ayaa ku hanjabay in  dhawaan ay la Wareegi doonaan goobaha ay Gobolka shabeelaha Hoose kaga Sugan Yihiin Xarakada al-shabaab,

Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Xuseen Bare Maxamed oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah al-shabaab oo wali ku sugan qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan degmada Baraawe,

Degmada Baraawe ee Gobolka shabeelaha ayaa kamid ah Goobaha ay ku sugan yihiin Xarakada al-shabaab oo dhawaan laga Saaray qeybo kamid ah Gobolka Shabeelaha Hoose.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here