waxa Magaalada Muqdisho ka Dhacay Shir balaadhan oo lagu tageerayey Midnimada Soomaaliya Iyadoona Kasoo qeyb galeen Siyaasin caan iyo beelaha waqooyi guud Ahaanba.
waxa Shirkani Siweyn Looga hadlay muhimada Ay Leedahay Midniada iyo sida U tageersan yahiin waxana ka Qeyb galay Siyaasin hargaysa Dhawaan ka tagey.
waxa Sidoo kale Shirkani muqdisho ka Furmay ka QEyb galay Dhamaan Beelaha waqooyi Ee Soomaaliya Oo Shirkani midnimada uga Hadlay.
Shirkani Ayaa Loo qabtay Beelaha waqooyi Oo ka Mid tahay Kuwa hargaysa Iyo burco kana jhadlay

