Cahill “ Waxaaa la Gaaray Xiligii ay Guulaha gaari jirtay kooxda Chelsea  

0

Daafaca Kooxda Chelsea Gary Cahill ayaa ka Hadlay waxa ay kala Kulmi doonaan kooxda Totenham Kulanka London derby ee dhacaya axada soo socota,

The Blues ayaa sabtidii aynu soo dhaafnay ka Guleysatay kooxda Norwich iyadoona sidoo kale Todobaadkaan Guul  Muhiin ah ka gaartay kooxda dalka Israel ee Maccabi Tel Aviv Kulamada Champions League,

Dhanka kale Cahill ayaa qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay labadii kulan ay kooxda Chelsea ciyaartay Todobaadkaan isagoona kooxda dalka Israel ka dhaliyay Goolka Kowaad.

Chelsea oo la xasuusto in ay guuldaro xanuun badan kala Kulantay kooxda Totengham ayaa mar kale booqan doonto axada Garoonka White Hart Lane ee Magaalada London.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here