Kooxda Chelsea ayaa markuu suuqa kala iibsiga Furmo u dhaqaaqi doonta weraryahanka kooxda Beyer Munich iyo qaranka dalka France ee Franck Ribery
Milkiilaha kooxda Chelsea ninka reer Russia Roman Abramovich ayaa aaminsan in kooxdiisa u baahan tahay Tahay xidiga qibrada badan ee Franck Ribery kasoo mudooyinkii dambe dhaawacyo kaga Maqnaan kooxdiisa Beyer Munich,
Majalada Daily Mail ee kasoo baxda dalka Ingiriiska ayaa ku waramaysa in kooxda Chelsea ay xidigaan ku dooneyso aduun dhan £45 million waa hadii ay ogolaato kooxda Beyer Munich

