Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Maanta gaaray duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud+ Sawiro

1

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray deegaanka baabuur Harsi oo duleedka ka ah magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed  waxaa ka qeyb ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug, Xubno wasiiro ah iyo xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Maamulka Galmudug.

Waxaa deeganka baabuur Harsi oo duleedka ka ah magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud kusoo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxgaradka deegankaas iyadoona waxgaradka deegankaas ay qado sharaf u sameeyeen wafdiga Madaxweynaha maamulka galmudug,

Dhanka kale Wafdiga Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa socod ku maray xaafadaha deegaanka baabuur Harsi oo duleedka ka ah magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

DSC02227 DSC02231 DSC02232 DSC02263 DSC02264 DSC02272 DSC02274 DSC02281 DSC02294 DSC02295

 

1 YORUM

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here