Carlos Bacca:  Lionel Messi ama Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleysan doona abaalmarinta  2015 Goal 50,

0

Weeraryahanka kooxda Ac Milan Carlos Bacca ayaa aaminsan in xidigaha kala ah Lionel Messi iyo  Cristiano Ronaldo midkood uu ku guuleysan doono sanadkaan abaalmarinta 2015 Goal 50.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Colombia ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa abaalmarintaan 2015 Goal 50- sanadihii dambe kadib markii kooxda Sevilla uu ka caawiyay In ay ku guuleysato koobka Eurpoe League markii Labaad

Dhanka kale weeraryahanka reer Colombia Carlos Bacca ayaa bandhig wanaagan xili ciyaareedaan ku bilowday Noloshiisa kooxda AC Mila ee Horyaalka dalka talyaaniga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here