Xiriirka Uefa ayaa xaqiijiyay in xulka dalka France uu yahay wali xulka Marti Galiyaha ciyaaraha Uero 2016- kadib weeraradii ka dhacay magaalada Paris ee dalka France.
War kasoo baxay xiriirka Uefa ayaa lagu sheegay in dalkii dhawaan ku guueleystay Marti Galinta ciyaaraha Uer o2016-ka ee France in uu yahay wali dalka Marti Galin doono ciyaarahaas
France waxaa Todobaadkaan ka dhacay Weeeraro ay ku dhinteen ku dhawaad 129-qof waxaa shaki la Galiyay In dalkaas lagu qaban doono ciyaaraha Uero 2016-ka

