Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa la aaminsan yahay in uu dooqan doono ku biirista kooxda arsenal Haduuba usoo dhaqaaqayo Horyaalka dalka Ingiriiska
Waaxda Canshuuraha Gobolka Cataluniya iyo Lionel Messi qilaaf u dhaxeeya ee dhanka iyo canshuurka ayaa saro u qaadmay waxaa haatan la aaminsan yahay in laacibka reer Argentine uu dooqan doono usoo dhaqaaqista Horyaalka dalka Ingiriiska gaar ahaan kooxda arsenal sida ay ku waramayso Majalada Daily Star.
Laacibka kooxda Barcelona ayaa Mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxaha dalka Ingiriiska laakin warbixin maanta Lagu daabacay Majalada Daily Star. Ayaa Lagu sheegay in Messi uu dooqan lahaa kooxda arsenal

