Haweeney wadatay Mindi ayaa Habeenkii xalay ahaa gudaha Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir waxa ay ku gowracday seygeeda
Dhacdadaan ayaa ka dhacday xaafada Tokiyo ee ee degmada Yaaqshid Ninka la Gorwacay ayaa kamid ahaa wadayaasha gaadiidka bii’elka ee ka dhax shaqeeya Gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaliya.
Haweeneyda iyo ninka qabay ayaa la sheegay in uu qilaaf xoogan ka dhaxeeyay Maalmihii dambe Taasi oo keentay in haweeyneyda ay Gowracdo seygeega oo lagu magacaabi Jirey shariif muqtaar Cali.
Halkaan Hoose ka dhageyso qof ka Hadlaya dhacdada

