Weeraryahanka kooxda Manchester City iyo xulka dalka England Raheem Sterling ayaa bartilmaameed ka dhiganaya in uu xulkiisa u safto kulankiisa 100-aad Markey ka Hortagayaan xullka dalka Spain ,
Raheem Sterling ayaa dhawaan ku biiray kooxda Manchesyer City wuxuuna kooxda Liverpool kaga soo dhaqaaqay aduun dhan £49m kooxda Manchester City ayuu u dhaliyay 4-goal 11-kulan uu xili ciyaareedkaan u saftay.
Xidigaan ayaa Mudooyinkii dambe si weyn kaga dhaxmuuqday kooxda Manchester City iyo xulka dalka England wuxuuna Todobaadkaan Gudihiisa ka Hortagi doonaan xulka dalka Spain ciyaar ka dhacaysa dalka Spain.

