Dhaawac soo Gaaray laacibka Pierre-Emerick Aubameyang

0

Kooxda Borussia Dortmund ayaa shaacisay in uu dhaawac soo gaaray xidiga Pierre-Emerick Aubameyang taasi oo ka dhigan in uu seegi doono kulanka xulka dalka Gabon uu la ciyaari doono xulka dalka Mozambique.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in 26-jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Gabon in uu ku dhaawacmay kulamada ay ciyaartay kooxda dalka Germany ee Borussia Dortmund

Dhanka kale macalinka kooxda Borussia Dortmund ayaa doorbidi doono intuu maqan yahay laacibka kooxda ee Pierre-Emerick Aubameyang xidiga amaahda ay ku heystaan ee Januzaj kasoo mudooyinkii  dambe aan boos ka Haysan kooxda

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here