Robert Pires” Arsenal ayaa ku guuleysan doonta Horyaalka dalka ingiriiska

0

Xidigii Hore ee kooxda arsenal Robert Pires ayaa aaminsan in macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger’ uu yahay mid ku guuleysan karta Horyaalka dalka Ingiriiska.

Kooxda arsenal ayaa Maalinta bari ah wajihi doonta kooxda Totenham kulanka loogu magaca daray London derby  halka ay  isku dhibco ay yihiin kooxda hogaaminayso horyaalka dalka Ingiriiska ee Manchester City

Arsenal ayaa Todobaadkaan guuldaro kala Kulantay kooxda Bayer Munich kulan ka Tirsan Champions League ciyaar ka dhacday dalka Germany.

“Arsenal waxa ay ku bilaababatay waayo fiican  waxay ay ka adkaatay kooxda Manchester United waxa ay kaalinta kobaad kaga jirtaa horyaalkeeda waana bandhig wanaagsan ayuu u sheegay wariyaasha xidigii Hore ee kooxda arsenal Pires.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here