Hogaamiyaha kooxda Arsenal Wenger  oo Hoos u Dhigay Wararka Dhaawaca Xidiga Aaron Ramsey  

0

Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ka Hadlay dhaawac soo Gaaray xidiga qadka dhexe ee Aaron Ramsey ciyaartii xalay ay ka adkaadeen kooxda Beyer Munich ee dalka Germany

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Wales ayaa ciyaaray Kaliyah 10-daqiiqo kadib markii ay isku dhaceen laacicka David Alaba waxaana lagu badalay xidiga heerka caalami ee xulka dalka England Alex Oxlade-Chamberlain

Isagoo la Hadlay wariyaasha macalinka kooxda arsenal Wenger ayuu sheegay in uu aad ugu Faraxsan yahay guusha ay ka gaareen kooxda Beyer Munich wuxuuna Hadalkiisa ku daray in aysan jirin dhaawac daran uu qabo laacibka Aaron Ramsey oo ciyaarta laga saaray xalay

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here