Wayne Rooney : Riyadeeda waa in aan ku Guuleystaa Champions League Markii labaad

0

Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa cadeeyay in uu baahi weyn u qabo ku Guuleysiga koobkii Labaad ee Champions League Tan iyo sanadkii 2008-dii ciyaartii Finalka  ka dhacday Magaalada Moscow ee dalka Russia

Kooxda United ayaa caawa kula ciyaari doonto magaalada Moscow kooxda  CSKA  Moscow ciyaaraha Champions League waxaana Halkaas sanado ka Hor ka dhacay ciyaaraha Finalka Champions League sanadkii 2008

Rooney ayaa Tilmaamay in ay u aheyd Maalin ku weyneed Naftiisa kadib Markii ay Chelsea ka adkaadeen Finalkii Champion league ciyaartii ka dhacday Magaalada Moscow sanadkii 2008

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here