Kulamo Loogu hadlaayo sidii loogu Hortagi Lahaa Abaaro ku dhufta Gobolka Hiiraan oo Maanta ka dhacaya Baledweyne

0

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Hay’ada gargaarka ka shaqeeya ee ku sugan Magaalada Baledweyne ayaa Maanta kulan waxa ay ku leeyihiin Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo loogu Hadlaayo abaaraha

Xiriiro aynu la sameenay Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlada soomaliya ayay kaga Hadleen kulamo maanta ka dhici doono Magaalada baledweyne oo loogu Hadlaayo sidii loogu Hortagi lahaa abaaro la sheegay in ay ku dhufan doonaan qaar kamid ah Gobolada Dalka soomaliya

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee dowlada soomaliya C/Fitaax Xasan afrax oo mudooyinkii dambe ku sugnaa qaar kamid ah Wadamada caalamka oo dib ugu soo laabtay Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Maamulkiisa uu wax badan ka qaban doono cuno Yari la sheegay in ay ka jirto qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here